Dagaalka Ruushku kawado Ukraine oo galay maalintii labaad

Ciidanka Ruushka ayaa aad ugu sii dhowaaday Caasimadda dalka Ukraine ee Kyive, waxaana muuqata in Ciidamada Ukraine ay wali sii wadaan dagaalka iska caabinta ah.

Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in haatan dagaal xoog leh uu ka socdo duleedka caasimada Kyiv ee Dymer iyo Ivankiv, halkaasi oo ay ku soo hormareen tiro badan oo ah gaadiidka gaashaaman ah ee Ruushka.

Warar kale oo madax banaan ayaa sheegaya in Ciidanka Ruusha ay Saddex jiho oo kala duwan ay ka galeen Caasimadda Ukraine, haatana ay muuqato wax u eg in la go’doomiyay magaalada Caasimadda ah.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker