Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday dhallinyaro Soomaali ah dalka Canada

Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa ka walaacsan dhallinyaro oo dhawaan lagu weeraray magaaladaasi, kuwaas oo mid kamid ah uu dhintay, halka kuwa kalena ay dhaawacyo soo gaareen.

Ma jirto ilaa iyo hadda cid loo soo qabtay weerarkan, balse laamaha amniga waxey sheegeen in wali ay baaritaan wadaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker