War Degdeg Ah: Afganbi Ka Dhacay Mid Ka Mid Ah Ismaamulada Ethiopia

Magaaladda Bahidar ee ismaamulka Amxaarada ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay Isku day afganbi, kaas oo la doonayay in meesha lagaga saaray Ismaamulkaasi.

Madaxa xafiiska warbaahinta ee Ra’isal Wasaaraha Ethiopia, iyo mid ka mi dah guddiga fulinta ee xisbiga Amhara Democratic Party (ADP),  ayaa u sheegay telefishanka EBC in isku daygaasi afganbi uu ka dhacay Bahir Dar Kaas oo la rabay in gabi ahaanba meesha lagaga saaro ismaamulkaasi..

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker