Ruushka oo si rasmi ah u sheegay inay ka soo horjeedaan in wakhti lagu kordhiyo heshiiska dhoofinta Qamadiga
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka Maria Zakharova ayaa u sheegtay wakaaladda wararka ee dawladda Ruushka ee RIA in dalkeeda uu si rasmi ah ugu wargaliyay Turkiga, Ukraine iyo Qaramada Midoobay in waddankeedu aanu kordhin doonin heshiiska dhoofinta Qamadiga.
Afhayeenka Kremlin Dmitry Peskov ayaa yiri “Heshiiska Dhoofinta Qamadiga ayaa joogsaday, isla marka shuruudaha la buuxiyo, dhinaca Ruushka ayaa isla markiiba ku soo laaban doona heshiiska