Daawo ; Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay Shir Beleed.Sheegayna In Ay Dhimatay Dawlladnimadii
Hargeysa(OWN) Guddomiyaha Xisbiga UCIDย Eng Faysal cali Waraabe oo marti ku ah barnaamijka qof ka qof ee ka baxa telefishanka Goobjoog ayaa la waydiyey su.aalo la xidhiidha xaalada guud ee dalka iyo Arrimha doorashooyinka ee sanadkii hore dalka ka dhacay iyo weliba doorkiisa mucaaradnimo inuu wax ka bedelayo.faysal waxa uu shaaca ka qaaday in xiligan ay fashil tahay xukuumada Madaxweyne biixi.
https://youtu.be/sg3gic9K7Y0