Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey in 30-ka iyo 31-ka bisha October 2021 la qaban doono shirweynaha Xisbiga
Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi Ayaa iclaamiyay in 30-ka iyo 31-ka bisha October 2021 la qaban doono shirweynaha Xisbiga WADDANI.