Somaliland Gudida Doorashooyinka Oo Bilaabaaya Diwaan Gelintii Shacabka Oo Hab Tijaabaa
Hargeysa-(OWN)- guddida doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhammaadka todobaadkn diwaangelin tijaabo ah ka bilaabaya gobollada Hawd iyo Daadmadheedh.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ku bogaadiyey guddida doorashooyinka qaranka Diiwaangelinta casriga ah ee codbiyeyaasha ee tijaabada ah sida uu kusoo qoray barta uu ku leeyahay Facebook
โWaxa aan ku bogaadinayaa Komishinka Doorashooyinka Qaranka [KDQ] in ay ka bilaabayaan Arbacada 2da September 2020ka, Gobolka Daadmadheedh Magaala Madaxdiisa Oodweyne iyo Gobolka Hawd Magaala Madaxdiisa Balligubadle Diiwaangelinta casriga ah ee codbiyeyaasha oo tijaabo ahโ ayuu yidhi
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaradkaa Ee Ucid Ayaa Isna Dhankiisa Bogaadiyey Go.aankani Kasoo Baxey Kumishanka
Warkoo Dhameystiran Ka Daawo Halkan Hoose _