Tacsi : AHN Waxaa Habeenkii Sabtida magaalada hargaysa ku geeriyooday . Haybe Xaaji Cabdi wacays

Tacsi : AHN Waxaa habeenkii sabtidu soo galaysay magaalada hargaysa ku geeriyooday . Haybe Xaaji Cabdi wacays oo ah Aabaha Dhalay Mulkiilaha Golden Hotel  yuusuf Haybe Xaaji cabdi   ee ku yaalla magaalada Hargaysa gaar ahaan Xaafadda New Hargaysa

 

Aniga oo  ah Suxufi Bashiiir Cismaan Ibraahin kuna Hadlaya Magacayga iyo kan dhamaan Hawl wadeenada Warbaahinta Oodwaynemedia waxaanu si Wada jira Tacsi Ugu diraynaa .. Yuusuf Haybe X cabdi oo Aaabihii xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa waxaanaan leenahay ILAALILAAHI WA INAA ILAHY RAAJUCUUN. Alle Marxuumka Haw dambi dhaafo.

 

Aamiin , Amiin , AMIIN,

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker