Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Dawlad u Adeegta Dadka Iyo Diwaan Galinta Hantida Qaranka “Qaybtii 8aad”

Marka Laga Reebo Dunida Koowaad Badanaa Dawladaha Caalamka Wey Yartahay Dal Dhamaystiray Diiwaan Gelinta Hantida Qaranka Iyo Mid Gaar Loo Leeyahayba Kala Iibsi Mooyee, Arintani Waa Dheefaha Badan ee Tartanka iyo Nidaamka Xisbiyadda Badan

Waa Dhib Marka Bulshadu Siyaasadda Ku Koobto “Musuq-maasaq Maaliyadeed” Musuq-maasaqu Waa Qayb Yar Oo Ka Mid Dhibaatooyinka Faro Badan Oo Dalka Ragaadiyay Balse Isagu Ishaa Qabanaysa

Ololaha Diiwaan Gelintu Waxay Culays Ka Dulqaadaysaa MAXKAMADAHA Iyo Bilayska iyo Muranka Joogtada Ah ee Ka Taagan Dhulka “Inta Hadhay”

Diwaan Gelinta Ka Dib Dhulka Xeebaha iyo Dhulku Marka La Qarameeyo !!!
Maadama Cadow Badani Jiro
Ka Maarmi Mayso Somaliland Dawlad Weyn Oo Saldhig La Siiyo Oo Inagga Kabta DIFAACA IYO CIIDAMADDA QALBAKA SIDA BADDA IYO CIRKA Sida RUUSHKA oo Kale

Sugi Mayno Inta La Ina Soo Weeraraayo Waayo Cid Ku Daynaysaa Ma Jirto Adigoo Nabad Doonaaya Markaa Inay Digtoonow Ku Jiro “Waa Argti Quraanka Ku Taal”

Madaxwene Albaabo Badan Ayaa Inoo Furan Yaan La Sugin Soomaaliya Intay Caafimaadayso Sidaa Awgeed Laga Maari Maayo Dawlad Ka Shaqaysa Casriyaynta Ciidanka Qaranka Weliba Hub Iyo Tababar Casriya Ina Siisa Miisaaniyaduna Inoo Madhaxdo Si Hore Loogu Socdo.

 

Maxamed Xoosh

mxoosh09@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker