Dawlada Shiinaha Oo Khubaro Caafimaad U Diraysa Jabuuti

Dawlada Shiinaha ayaa Kooxda dhakhaatiirta caafimaadkaah usoo diraya Dalka Jabuuti si ay uga caawiyaan cudurka Coronavirus..

 

Kooxda dhakhaatiirta uu Shiinaha u soo diray dalka Jabuuti  ayaa noqonaya qaybihi 2aad ee uu soo diro geeska afrika iyagoo hore dhakhaatiir ugu soo diray dalka itoobiya,   wuxuu Shiinaha dhakhaatiir la mid ah uu u diray dalka Brurkinafaso tani iyo marka uu cudurka ka dillaacay qaaradda Afrika.

 

Koxda dhakhaatiirta ahayaa  lagu sheegay kooxdi ugu horreysay waxay tababarro iyo talooyin siin doonaan xirfadlayaasha caafimaadka ee dalka Jabuuti ee ku howlan xakameynta iyo la dagaallanka Covid-19.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker