Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad U Jeediyey Jaaliyadda Sweden, Kana Hadlay Arimo Xiiso Badan
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Eng. Faysal Cali Waraabe,ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Golaha Guurtidaba inay ku tumanayaan Shuruucdii Dalka ee ay iyagu ilaalin la’aahaayeen , halkan hoose ka daawo khudbadaas oo dhan.