Mudaharaad ka Socda London

Kumanaan qof ayaa Mudaaharaad ka dhigay wadooyinka waawayn ee London iyaga oo ku eedeeyay dowladda UK in ay ku lug leedahay dambiyada dagaal iyo xasuuqa Gaza ka dhacay, waxayna dalbadeen in la joojiyo hubka ay ka iibineyso Israa’iil.
Kumanaanka qof ee isu soo baxay caasimadda Ingiriiska ee London ayaa ujeedadoodu tahay in ay garab istaagaan Gaza iyo cambaareynta xasuuqa Israa’iil halkaasi ka gaysata

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker