Hambalyo qaaliga ah ee reer Somaliland, Xuska 26 Juun

Hambalyo qaaliga ah ee reer Somaliland,
Anigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha sharafta leh ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo kan Xafiiska EU ee Somaliland ee Brussels, waxaan jecelahay inaan idinku hambalyeeyo dhammaantiin malinta xornimadeenna qaranka oo ah manta 26-JUIN 2020 oo ay ka soo wareegtay mudo 60 sano ah, markii dalkeenu ka xoorobay guumaysigii Boqortooyadda Ingriska(UK).
Munaasiba 26 JUIN 2020, waxaan hambalyaynaya dhamaan ummadda Somaliland meelkasta ay joogto, gar ahan shaccabka Somaliland eek u dhaqan dalaalka Belgium iyo Netherland.
Sidoo klee waxaan inoo rajaynayaa in aan ku gaadno malinta malinteeda caafimad, barwaqoo iyo horuumar dhanwalba lee oo u gadho dalkeenu, Jamhuurida Somaliland.

Safiirka Somaliland ee Midowga Yurub, Belgium iyo Netherlands
Salan Xasan Cabdilleh

 

JAMHUURIYADDASOMALILAND
MINISTRY OF FOREIGN AFFAIRS WASAARADA ARRIHAMA DIBEDA
INTERNATIONAL COOPERATION &ISKAASHIGA CAALAMIGA AH


Representative Office of Somaliland to the EU, Belgium and Netherlands
Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation

Tel: 0032 (0)489 70 46 08 – E-mail: salan.abdilleh@protonmail.com
http://www.slforeign.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker