Somaliland oo Sharraxday Asbaabaha Loogu Kala Kacay Shirkii u Socday Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga JSL Md. Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah Guddida farsamo ee wadahadalka u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa ku eedeeyey Guddidii metalayey Soomaaliya in aanay go’aan gaadhi karin isla markaana aanay isku kalsoonayn.

Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shirkii u socday labada dal uu Caawa Fiidkii istaagay markii Soomaaliya ay noqdeen hor iyo dabo-diid isla markaana ay ka warwareegeen inay ayidaan  qodobbadii Jamhuuriyada Somaliland ku doodaysay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker