Alle ha u naxariistee waxa goor dhaweyd Fanaankii weynaa Cumar Xasan Rooraaye .

Alle ha u naxariistee waxa goor dhaweyd Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Fanaankii weynaa Cumar Xasan Rooraaye .
Maxuumka ayaa ka mid ahaa Aas-aasayaashii Kooxdii Horseed , halka markii dambe isaga iyo fanaaniin kale ay ku biireen kooxdii Waaberi sannadkii 1974 kii

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker