29 SANO IYO GEEDI SOCODKII SOMALILAND

waxa hubaal ah in somaliland qaan gaadhay ay marayso rubuc qarni dadeedu iyo ku dhawaaqii gooni isku taagii
jabahda SNM kaga dhawaaqday may 1991 kii BURCO.
Waa hubaal in oday dhaqameed somaliland ay goobjoog ka ahaayeen . waxan qabaa markaa salaadiinta iyo cuqaashu
u arkeen talo badbaado iyo nabadayen bulsho Tii oo SNM labo sano dalka mayalka u qabatay 1991———-1993.
kuse fashilantay nabadayentii dalkana ka riday xarbul ahli naf iyo maalba ku baxay.
nasiib wanaag salaadiin, ahlul qali iyo waxgaradkii bulshada ayaa shir nabadayen iyo dib u heshiisiin  ku qabtay
BORAMA 1993——1994kii kaas oo qaatay sanad ku dhawaad. nasiib wanaag guul iyo gogol nabadeed baa ka dhacday
lagu doortay MRXM MAHAMED XAJI IBRAHIM CIGAAL.
koru kac nabadeed baa dhacay iyo nidaam medeni oo ka baxsan JABHADtii oo shacabku la tiicayey xukunkii milateriga digteeytarka shuuciyada ahaa .
xukun military iyo xukun jabhadeed  shacabka somaliland wuu ka doogay markuu ruugcadaagii cigaal caynaanka qabtay.waxa
shacabka la kawsaday xoriyad iyo naacaw xukun medeni ah, wuxu hantay distoor kala haga iyo kalsooni bulsho.
geeridii marxm cigaal  DAHIR RAYAALE Ayaa masraxa hogaanka somaliland u baxay wuxu ku guulaystay axsaab iyo doorashooyin hal qof hal vote.
Waxa masraxa hogaanka siyaasadeed waxa u baxay ruug cadaaga dhaqaalyahan AHMED MAHAMED SIILAANYO
oo snm  mudo dheer soo hogaaminayey, qori isku dhiib jabhadaysan baa dhacay waxa xukunkii marlabaad gacanta ku dhigay
kornayel musa biixi oo jabhadii snm ka mid ahaa.
waxa curtay jabhado AWDAL STATE  ka soo jeeda AWDAL IYO SELEL, KHATOUMOoo sool ka soo jeeda, DULMI DIID caare
oo SANAAG ka soo jeeda iyo qaar kaloo badan.
waxa curtay dhalin ku u boqqoshay halkaan shalay ka nimid koonfur mogadisho, waxa lagu dhawaaqay MIDNIMO QARAN IYO MARKALE,
URUR LA MAGAC BAXAY HILOW IYO MARKALE, IYO BAAQ SHACAB OO CAASIMADA HARGEISA LAGAGA DHAWAAQAD 18 MAY
2020,
SUAAL.
Kulmiye 2 maadaama MRXM MAHAMED AHMED CALI TUUR, MARXM MAHAMED XAJI IBRAHIM CIGAAL, DAHIR RAYAALE KAHIN.MAHAMED AHMED SIILAANYO  AY KEENI KARIWAAYEEN AQOONSI 29 SANO LA MARAYO,
  1. MUSE BIIXI IYO KULMIYE 2 MAXAAD KA FILAYSAAN , ICTIRAAF, MIDAYEN SHACAB IYO HORUMAR BULSHO.
  2. DAREENKAAGA SHEEG DOONAABA HA NACEE.
  3. SOMALILAND GUUL IYIO GOBANIMO.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI UAE.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker