Shirked Maraykan ah Oo Shaacisay Inay Heshiis Ganacsi La Saxeesatay Shirkadda Xabkaha iyo Faleenka Ee Somaliland
Shirked Maraykan ah oo lagu magacaabo SanGlor Naturals ayaa shaacisay inay heshiis ganacsi la saxeesatay shirkadda xabkaha iyo faleenka ugu weyn Somaliland ee Hodma Gums&Resins Export Company .
Shirkedda Hodma Gums ayaa ah shirkedda keliya ee hadda kantaroosha suuqa xabkaha iyo fuleenka ee caalamka .
Haldaba halkan hoose ka akhriso qoraal ay shirkadda Maraykanka ah ee SanGlor Naturals soo dhigeen barta ay ku leeyihiin facebook-ga.