Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Boosaaso Dumar Hub Sitaa Ay Dadkii Dhibeen

Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni oo Garoowe ka hadlayeey ayaa sheegay in Amni darradda Boosaaso ay qayb kayihiin dumarka.

Wuxuu sheegay in Boosaaso ay ku suganyihiin dumar Hub sita oo dadkii dhibay waa sida u hadalka u dhigaye wuxuna dumarka ku booriyeey inay Ciidanka ku biiran.

Halkan Hoose kadaawo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker