Daawo: Waa Tuma Tamamo Ashita oo ka mid Noqotay Golaha Wasiirada Israaiil ee Cusub
Daawo: Waa Tuma Tamamo Ashita oo ka mid Noqotay Golaha Wasiirada Israaiil ee Cusub, Haweenaydan ayaa ka mid ah Dadkii Loo Yaqaanay Falaashada oo ahaa Ethiopian Yuhuuda oo Sannadihii 1984__1985 Loo daabulay wadanka Israaiil lagana Qaaday Gobolka Goondhar ee Galbeedka Ethiopia
Waxaanay Noqotay Gabadhii ugu horraysay ee ka mid noqota Golaha Baarlamaanka dalkaasi ee Loo Yaqaano CANISET iyo waliba Golaha Wasiirada ee Israaiil .
Halkan Hoose ka Daawo Taariikhda Haweenaydan oo Dhamaystiran :
l