Imikaad Moodaa In Ay Ku Baraarugeen Culimadu wixii Aan U Sheekanay Ka Hor

Runtii waxa aan u sheegayay anigoo ka hadlayay halista karoonaha in la feejignaado haddii ay xataa daruufto kalifto la iska tukan guryaha.

Waayo haddii ay timaado daruuf weyn in la badbaadiyo alla wax badbaadshee naf oo lagu dallo asbaabihii iyo dariiqday ay tahay in loo raaco.
Waad aragtaan maanta cudurku waa sii faafayaa culimadu hadday garwaaqsatay wixii aan u sheeganay.
Alla karoonaha ha inaga ilaaliyo dadkeena alle ha baal mariyo alla quluubta ha inoo waasacsho.
Dhamaanteena ha inaga samato bixiyo aynu dhago nuglaano aynu qaadano fariimaha caafimaadka.
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker