Agaasimihii Wasarada Arimaha Gudaha ee Dhawan Xilka laga Qaaday oo Geeriyooday

Inaalilahi wa inaa ilayhi rajucuun Alle ha u naxariiste waxa dalka Hindiya ku geeriyooday Cabdirashiid Xirsi Cali Agaasimihii guud ee Wasaarada Arrimaha gudaha ee xilka laga qaaday shalay.

Marxuumka ayaa xaalad caafimad muddoyinkii ugu danbeeyey dalka Hindiya hawlo caafimad u yaalay.

AHUN Cabdirashiid wuxuu hore u soo noqday xoghayihii gaarka ahaa ee Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker