Dhakhtarada xukuumada ma gaarbaa loo leeyay

Dhakhtarada xukuumada ma gaarbaa loo leeyay

Keene iyo kordhiye

Keene.  waaryaa kordhiye  aaxiib waxa aan ku weydiiyay

Dhakhtarada xukuumadu maxay kaga duwan yiin ku wa

Gaarka loo leeyay inlayn annaku waa yaabanaye.

Waxay odhanayaan dawada soo iibso caaga dhiiga lagu

Shubo soo iibso ta suuxidda soo iibso  sariirta lacag ka bixi

Haddana waa dhakhtarkii xukuumadda bal waxa noocana

Ka sheekee.

Kordhiye . saaxiib  waxani wax cidi faalayn karto maaha

Dadkan AL-RAXMAANKU haw gargaaro wax xukuumad la yidhaa majirto umaddaa waxoodii iyagoo arkaaya afarta

Inane isku reerkii qaybsanayaan ee cidda ka hadashana

La xidhayo adigu dhakhtarbaad ka hadlaysaaye waxa ay

Maraysaa  in maartiina dahab noqotay dahabkiina maar

Laakiin waxaan usheegi lahaa caqli Ibadan oo immika

Waalani inuu miyirsan doono

Aakhirkana waxay ku soo socotaa in  o  lagasoo wada bilaabo

Haddii caqligu shaqayn waayo.

Guuleed liibaan   snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker