HECO Waa Dhiigmiirato Burco Xaaraan Ku Haysata

Burco waxaa Xaaraan ku qabsaday ย Dhiigmiirato la yidhaahdo HECO oo dawladda Somaliland ka haysta: ย A Licence To Print Money. Dadweynaha Burco ku nool , 90% waa dad danyar ah, 24 hours mar ama laba jeer ayay wax cunnaan, Colaad iyo Gaajona ayaa kala goosatay. Dadkaย  noloshoodu sidaa tahay, shirkadda HECO waxay ka qaaddaa ย qiimaha Electricity adduunka ugu qaalisan : $.80 Per Kilowatt-Hour ย ( KWh), the highest cost of electricity in the world:

HECO Burcoย  1xKWh=$0.80

Hargeisa 1xKWh=$0.55

Berbera 1xKWh=$0.30

Laascaanood 1 x KWh=$0.35

Moqadishu 1xKWh=$0.50

Addis Ababa 1x KWh=$0.04

Djibouti 1xKWh=$0.28

Average in Europe 1xKWh=$0.16

Average in Africa 1x KWh=$0.14

Average in Asia 1x KWh=$0.07

Average in USA 1xKWh=$0.13

 

HECO, Burco Qiimaha ay ku iibiso Electricity iyo ย Addia Ababa ย qiimaha Electricity ย waxay kala badan yihiin 2000%, laba kun oo jeer. Mashruuca ESRES ee dawladda UK ย ugu deeqay Somaliland, ย HECO waxay ka heshay dhaqaale gaadhaya $690,000 ย si magaaladu u hesho Electricity qiimo jaban.ย  HECO waa 4 shirkaddood, BADAR, SOMTEL, KAAH, PLAZAย  oo u shuraakoobay 29th of March 2014 ย inay Burco xaaraan keliggood ku haystaan, MONOPOLY.ย  HECO macmiisha ay Electricity siisaa cid ay u dacwoodaan ma jirto. ย Dawladda Somaliland waxay ku guuldaraysatey inay hoos u eegto ย masaakiinta ย reer Burco ee HECO cunaha hayso, qofkii hadla waxaa loogu hanjabayaa in Electricity laga jaraayo ama ย ย la ganaaxayo, ย guryahana waxaa loogu xidhay saacad been qorta.

Crude Oil Price maanta sayladaha adduunka wuxuu ka jooggaa $27.5 Per Barrel.ย ย  HECO , one Barrel of ย refined Diesel , laga siiyo $70.0.ย  Electricity laga dhaliyo one barrel of diesel waa 1700 Kilowatt-hour.ย  HECO waxay macmiisha reer Burco ka qaaddaa 1xKilowatt-hour= $0.8.ย ย  HECO , the electricity contained in a barrel of Diesel , 1700 KW-h, waxay siisa= 1700 x ยฃ 0.8= $1360.00.ย ย  HECO Dieselka ku joogay $70.00, waxay ku iibisaa $1360.00, HECO waxay macaashtaa 19.5 times, 1940%.

Dawladda Somaliland waxay ku fashilantay in ay HECO ka qabato reer Burco, in reer Burco caddaalad hellaan, in reer Burco hellaan electricity qiimo jaban oo ay noloshooda ku hore mariyaan. HECO is killing Burco, Burco Have One foot in the Grave.

 

Ahmed Jama Hure
ahmedsoleman@talktalk.net
London.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker