Waa kuma Tababaraha Newscastle ka dib Markay Boqortooyada Sucuudigu la Wareegto
Khabiirka Kubadda Cagta, Guillem Balague oo u dhashay waddanka Spain ayaa Shaaciyey Tababaraha u qorshaysan mulkiileyaasha Sucuudiga Carabiya ka Dib markayย dhamaystiraan la wareegista Newcastle United,
Taas oo la sheegayo inay ku jiraan wada-hadallo meel fiican maraya oo xattaa ay ku dhowaadeen in lacago horumarin ah la kala qaato.
Boqortooyada Sucuudiga ayaa kusoo biiraysa liiska mulkiileyaasha kooxaha Horyaalka Premier League iyadoo uu hore Xubin ka tirsan Qoyska dalkaasi oo ah Prince Abdullah lahaa Sheffield United laakiin ay is hayaan dhaxal-suge Mohammed bin Salman, sidaas darteedna aan loogu tixgelinin in naadigaasi uu yahay mid boqortooyadu leedahay.
Khabiirka kubadda cagta, Guillem Balague oo u dhashay Waddanka Spain ayaa shaaciyey tababaraha u Qorshaysan Mulkiileyaasha Sucuudiga Carabiya ee la filayo Markayย dhamaystiraan la wareegista Newcastle United, taas oo la sheegayo inay ku jiraan wada-hadallo meel fiican maraya oo xattaa ay ku dhowaadeen in lacago horumarin ah la kala qaatay.