Sawiradii 40 Sano ka hor ay rag hubaysnaa la wareegeen Safaaradii Iran ee London .
30 April 1980 6 Nin oo Hubaysan ayaa la wareegay safaaradii Iran ee ku taalay Kensington. afduubkan ayaa soo afjaray ka dib markii ciidamada gaarka ah ee UK ee The siege SAS gudaha u galeen dhismaha.
26 qof ee lagu afduubtay gudaha safaarada waxaa ka mid ahaa PC Trevor Lock, oo ka tirsanaa ciidamad ilaalada dublamaasiyiinta, waxaa la arkayay isaga oo taagan Jaraanjarta lana hadlaya booliiska oo taagnaa daaqadda.
Mid ka mid ah dadkii wadaxaajoodka waday oo ka soo baxa safaaraddaRagga hubaysan ayaa siidaayay qaar ka mid ah dadkii ay haysteen, waxaana dibadda ku sugnaa booliiska
Ragga hubeysan ayaa ka tirsanaa koox ka soo horjeeda Hogaamiyahii Ruuxiga ahaa ee Ayatollah Khomeini,Ciidamada gaarka ah ee SAS oo isu diyaarinaya inay gudaha u galaan safaaraddaCiidamada gaarka ah ee SAS oo gudaha u galay safaaraddaMid ka mid ah ddakii afduubka loo haystay oo ka baxsanaya safaaradda.
Wariyayaasha oo ku sugan safaaradda si ay wararka u tabiyaanMR Whitelaw ayaa sheegay in uu ka xunyahay in awood la isticmaalay balse “ma jirin khiyaar kale oo furnaa”.