RAMADAN MUBARAK 2020
RAMADAAN MUBARAK
KULU CAM WA ANTUM BILKHAYR
GUDDOOMIYAHA WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI OO SHACABKAA SOMALILAND HAMBALYO U DIRAY RAMADAN MUBARAK
Aniga oo ku hadlaaya magacaayga oo ah Bashe Elmi iyo ka guddida iyo ka taageerayasha Xisbiga Waddani ee West Canada.
Waaxan hambaalyo u dirayaa dhamman shacabkaa Somaliland meel kasto oo joogan waaxan leeyahayΒ Ramadan Mubarak.
Illahan sanaadkan sanaandkiisa cafiimada qaab iyo bash bash iyo barwaaqo ha inugu gaadhsiiyo
Maseebada COVID-19 Illahay haa inaga nabaad geeliyo, intii kuu dhacaay Illahay haa kaa cafiyo
AAMIIN,AAMIIN
GUDDOOMIYAHA. WEST CANADA EE XISBIGA WADDANI
BASHE JAMA ELMI
WAA BILAHI TAWFIIQ