Daawo: Wararkii u dambeeyay ee Dagaalka Libya iyo Jabhadii Xafter oo Cagta la mariyay.
Daawo:Wararkii u dambeeyay ee Dagaalka Libya iyo Jabhadii Xafter oo Cagta la mariyay. Afhayeenka Dawlada La Aqoonsan yahay ee Dalkaย Libya ayaa Wakaalada Wararka ee Anadulo u sheegay inay Gabi Ahaanba Qabsadeen Todoba Magaalo oo Ku Teedsanaa Xeebta Galbeed ee Dalkaasi
Soona Rideen Diyaarad ah Noooca Bilaa Duuliyaha ah oo ay Leedahay Dawlada Imaaraatku.