Waxaa noo cuntamay guddida heer qaran danyarta dacan
Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan danyrta tabaalaysan ee gargaarka u bahan.
Waxaa noo cuntamay guddida heer qaran danyarta dacan dayacday kadib markii dadka la yidhi ha soo bixina guryahooda
Waaxa jira oo aan cidna ka qarsoonayn dad bulshada reer Somaliland ka mid ah cashuurta bixin jiray oo dumar u badan mid muus qayskeeda nolool maleedka uga saarta mid caano ibibisa mid jaad lagu jabay iibisa.
Masaajiidda la xidhay dalkan aanu deggenay guri walba waxaa ku xidhan radiyo aanuu edaanka dhagaysano
Talo soo jeedin
- waxaa la Samayan kara
- in aan la xidhin goobaha cibaada laakin in xaddido tirada ku takanayasa
- qaysaska danyar loo bixiya ee laga yaabo kuwa in aakhiro jannada dad badan uga dhawihiin
ha dhiman adoo dayn dad dhexeeya kugu maqanyihiin Deeq Cabdi Digale
Allah mahad dhami u sigantay intii dhimatay allah uga baryena uu janada faradawsa geeyo in caafimaadka qabtana u siyaadiyo hogganka dalka waxan allah tubta toosan ku hagaajiyo