Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash oo ka hadlaya sidii karoonaha dawlad iyo shiciba meel uga soo wada jeedsan lahaayeen
Waxaad mooda in dunidii ay yeelatay hal il,taa oo ay ku eegayaan khatarta karoonaha,dhamaan dunidii maantana waxa laga siman yahay ka horjeedka khatarta karoonaha.
Eeshyada fog’ carabaha iyo afrikaba iyo wadan kastaaba wuxuu la tacalayaa ballaayada aduunka saamaysay ee kasoo far cantay gobolada shiinaha.
Taasi oo sida daaadka xoorisay sida diyaaradana hawada martay,taasi oo gallaaftay mallaayiin shacaba xajkii dhamaana ku qasabtay in la xidho,ama la hakiyo.iyadoo loo firinayo badbaadada iyo bad qabka naf.
Somaliland oo ka mida dunfirinayo wada duuboo tiraba waxa la sheegaya saddex qof.
Balse dalkaa aynu jaarka nahay jabuuti afar boqolbaa lagu soo waramayay,in kastoo dalkaasi jwadai ee somalia iyadna wax laga sheegsheegayay .
Isku duuboo cudurkan waa masiibo aduun, haddaba somaliland waxa la gudboon in shicib, dawlad, abwaano, qorayaal, dhakhtaro, shirkado nooc walba ha ahaadaanee,warbaahin, la isee wado taago oo gacmaha la is qabsado la dagaalanka khatarta caabuqa karoonaha.
Hamse Riiraash
hamseriraash@hotmail.com