Madaxweynaha Ukraine oo booqasho ku imaanaya Mareykanka

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa isku diyaarinaya inuu booqasho ku yimaado Washington Arbadada maanta ah, sida ay sheegeen saddex ilo-wareed oo ay soo xigtay wakaaladda AP, waxa uu noqonayaa safarkiisii ugu horreeyay ee uu dibadda ugu baxo tan iyo intii uu bilowday duulaankii Ruushka ee Ukraine bishii February.

Laba ilo-wareed oo ka tirsan aqalka Congress-ka iyo hal qof oo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay qorshayaasha booqashadan iyagoo codsaday inaan la magacaabin sababo la xiriira booqashadan oo ah mid xasaasi ah, wakaaladda AP waxaa ay intaasi ku dartay in ay suuragal tahay in uu ka baaqan karo safarka sababo la xiriira amaanka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker