Saamaynta Covid19. Iyo Waayaha. Jacaylka .
MACAANEEY ADOO KALE MAANKAAD DAWAYSAA..
Amba Waan Muqlaysnoo Waan kugu Agmeeraa. Macaan Ii Ogsoonow.
Sida aynu wada Ogsoonahay Jacaylku Waa Shay ku Lamaan Nolosha Aadamaha waana ka Qurxiya Noloshooda , Abwaanki Somaliga ahaana Waa kii Lahaa Hadii aaan Jacayl jaar lama ahaadeen.
Hadaba iyadoo Aduunka uu Faro Baasku Hayo Xanuunka Covid19 , oo uu aad u Waxyeeleyay Aadamaha Isagoo Laayay Dad aad U badan
Hadana waxaa jira Dhanacyo badan oo La Xidhiidha Nolosha Dadka oo Uu Saameeyay .
Waxaana ka Mida Shaygii Qaaliga ku Ahaan Bani Aadamka oo ah (Jacayl.ama Love)
Waayo Waxaa jira dad Aad U badan oo Isjeclaa oo uu Coronavirus aduunyada ku kala ke xeeyay oo kala Geeriyooday iyaga oo Isu Ilmaynaya.
iyo Qaar uu kala Xayiray .
Waxaana ka mida Sida uu Qoray Wargayska Aalaba ka Hadla Arimaha Cishqiga Ee la Yidhaahdo (the Love Magazine)
Inay jiraan Lamaane U dhashay Wadanka Boosnia oo muddo Afar Bilood ku Dhaw mid waliba ku Go,doonsan Yahay Meel Gaar.
Hamoogaan Qaybta 2aad..