Tacsi: Abdillahi Kaahin

Ururka Gaaroodi waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Abdillahi Kaahin, ilaahay ha u naxariisto, Ehelkiisii iyo reerkiisii ilaalay samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Abdillahi kahin  waxa ahaa tiir dhexaadka ururka gaaroodi, waxa uu ka mid ahaa ragii hirgeliyey ururka gaaroodi, waxa uu ahaa oday talo iyo tusaaleba la barbartaagnaa ururka gaaroodi,  waxa uu ahaa muwaadin reer Somaliland ah, waxa uu ka qayb qaatey dhismaha dawlada Somaliland,

Ururka gaaroodi waxa uu soo qori doonaa taariik nololeedkii marxuun cabdillahi kahin

Gudiga fulinta ee ururka  gaaroodi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker