Hay’adda shaqaalaha dawladdu ma fasax bay fasax ku dul dilaysaa?

Hay’adda shaqaalaha dawladdu ma fasax bay fasax ku dul dilaysaa.

Goorma ayaa Jimce la shaqayn jiray? Sidee se qof Jimce seexan jiray looga dhaadhicin karaa in 26ka June, darteed loo fasaxay, isla jimcihii? Ma markii koobaad ee ay labada fasax isku beegmaan baa? Haddii ay Maya, tahay maxaa loo beddelay sidii sharcigu ahaa ee awalba shaqaalaha loo fasixi jiray? Jimce waa Jimce oo waa fasax mar walba. Qofkii lacag qaadanaya ama fasax ku beddelanaya waa halkiisii, laakiin maalin qaran fasaxeed Jimce ma noqon karo. Warqaddanina waa qalad sharci iyo mid macnawi ahba. Sabtida in la fasaxo weeye shaqaalaha. Si ay u qaataan fasixii maalinta xorriyadda 26ka June, ee xeerku jideeyay.

 

Axmed-Khaliif Maxamed X Jaamac

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker