Daawo:Garyaqaan Mubaarig Aar Dooda Saami qaybsiga ee Reer Awdal ku Sheegay Mid Xaq ah, Garyaqaanka oo Ay Warbaahintu Waydiisay Suaasha ah in Dooda Saami qaybsiga Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa ku Dooday Sidan. https://youtu.be/Kuvo50m6WFU?t=171