SABUUNTA CUNA INTA CORONAVIRUS CUNI LAHAYDEEN!

Cudurka coronavirus sida ay dhakhaatirtu sheegtay sida ugu khatarsan ee lagu la qaada waa tabashada qofka qaba halka u tabto oo aad tabato. Sita ayn ognahay dadka Somaliyeed waxay in badani cunaan jadka waxana soo dhoofiya wadanada sida Ethiopia iyo Kenya kuwaas oo xanuunku soo gaadhey hadda.

Marka kowaad, jadku waa geed gacamo badani soo taa taabtaan haddi ay soo taabtaan dadka qaba xanuunkan coronavirus 24 sacadood ayuu ku saameyn kara dhamaan dadka cuna intakalena waxay ugu gudbin karan si aan la xakameyn karin.

Marka labaad, wadanadan waxa inaga dhaxeeya dagaal qarsoon oo siyaasadeen oo damac ah; sidaa daraadeed, waxa laguu adeegsan kara dagaal dadban kaas oo lagu soo raacin karo cudurkan COVID-19 asaga oo lagu soo marinaayo jadka iyo qudaarta sidii nafyo iyo maalba dhib laydiinku geysto.

Marka, madaxwenaha Somaliland iyo Somaliyaba waxa wajib ku ah MAANTA si dhab ah inay u qaatan go’aan ay kaga hor tagayaan wax kasta oo ay kaga horti karan aafadan si ay uga badbaadinayaan dadkooda iyo hantidooba oo ay mamnoocaan jadka inta uu xanuunkani ka baxaayo aduunka haba yaraate.

Haddi ay ku guul dareystan go’aan qaadashada ka hortaga ah, waxan ku dardaaraya dadku iskood u joogiyaan jadka si ay naftooda ugaga taxadiraan cudurkaan dilaaga ah.  Haddi ay diciba waydo taasi in ay SABUUN KU DHAQAAN JADKA INTA AANAY CUNIN. Taas oo ku macnaneeyey SABUUNTA cuna inta CORONAVIRUS cuni lahaydeen!!

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker