Daawo :- Wargeyska Capital Oo Sheegay In Ay Itoobiya Joojisay Saamigii Ay Ku Lahayd Dekada Berbera.
Hargeysa(OWN)Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa sheegay in si buuxda loo joojiyay maalgashigii 19% ee ay Itoobiya ku lahayd horumarinta iyo balaadhinta dekedda Berbera.
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/n5RtJgfc0Xs