Daawo: Falanqaynta Ciyaarahii ugu Dambeeyay , + Lionel Messi oo Qaatay Kaadhka Digniinta ah

                 Kabtanka kooxda Barcelona, Lionel Messi ayaa kaadh Digniin ah qaatay kulankii ay Xalay kooxdiisu barbarraha  1-1 ah   kula gashay Kooxda  Napoli oo ay ugu Tageen Garoonka San Paulo ee Naples.

 

Napoli ayaa Daqiiqaddii 30aad goolka la hor martay, waxaana u dhaliyey Mertens oo inyar kaddibna dhaawac ku baxay markii uu khalad xun ku galay Sergio Busquets bilowga qaybtii dambe, hase yeeshee kubbad uu kasoo shaqeeyey Nelson Semedo ayuu lugta u saaray Antoine Griemann daqiiqaddii 57aad, waxaanay labada kooxood sidaa ku wadaageen natiijada kulanka oo barbarro ahayd.

 

 

 

Falanqaynta Ciyaarahii ugu Dambeeyay oo Dhamaystiran Halkan Hoose ka Daawo:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker