Xukuumada Muuse Biixi Oo La Sheegay inay Musuqmaasuqday Mushaharkii Dhalinyarada Shaqo Qaran

Seddex bilood wax mushahaara lama siin dafcadii 2aad ee Dhalinyaradii Shaqo Qaran.

Dhalinyaradii shaqo qaran qaybtii labaad oo dhawaan sanadkan lagu kala qoray xarumaha dawlada ayaan qaadan wax lacag ah mudo seddex bilood ah.

Shaqo Qaran oo gacanta ku haysay dhalinyaradan Sanadkii 2020ka oo tababarka Ciidan ku jireen iyo sanadkii 2021 ee ka danbeeyay waxa lacagta musharka ka qaadan jireen balse sanadkan 2022 oo lagu kala meeleeyay xarumaha dawlada wax lacag ah lama siin bilaha sanadkan.

Dhalinyarada oo xaaslayaal, qoysaskooda iyo nafahoogaba ku biilin jiray musharkay qaataan ayaan helin wax lacaga bishan Ramadaan waa ka xasaasi bilaha kale maadama oo ay soon tahay iiduna soo socoto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker