Hogaanka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Iyo Safiirka UK U Qaabilsan Soomaaliya Oo Wada Hadley

Guddoomiyayaasha 2da Xisbi Mucaarad Ee WADDANI iyo UCID C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” Iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan khaas ah kula yeeshay Safiirka Dawladda Ingriiska u qaabilsan Arimaha Somaliland iyo Somalia Ambassador, Ben Fender iyo Wakiilka Dawladda Somaliland Ee Arimaha Igriiska Mr. Stuart Brown.

 

Kullan ayaa ku soo afmeermay Jawi degan iyado waxa ugu weyn ee laga wada hadlayna aheyd sidii dalkan doorasho uga dhici laheyd 2020 taas oo bulshadda Somaliland iyo Beesha Caalamka u arkaan iney dalkan iyo dadkanba dan u tahay balse aaney xukumadda KULMIYE diyaar u aheyn

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker