Ma sidan ayaa u dambeysay TV, Qaranka Somaliland in hantidiis sidan loo isticamaalo.
Sida aad ka warqabtaan waxay dawladkasta ay leedahay hay,ado dawli ah oo midkastaba ay qabato shaqo loo xilsaaray oo ay bulshadeeda ugu adeegto tusaale ahaan wasaaraddaha,waxbarshadda.caafimaadka warfaafinta,maaliyadda.gaashaandhiga, cadaalada iwm.
haddaba aan hoos u soo daadego waxaan arkay maqaal laga soo duubay nin la yidhaahdo Cali Duul Duul markii uu hadlaayey waxaa hortiisa yaalay mkaroofkii Tv qaranka ee Somaliland .haddii loo adeegsan lahaa hantidiaasi dawlada xagga wanaagsan way fiicanaan lahay laakiin ninkaasi wuxuu ku hadlaayey wax ummadda kala fogeynaya ee naxlli ah . waxaa u arkaa inay tahay gaf laga galay ummadda somalilan in lacagtii cashuurtooda lagu ceytamo, waxaan u soo jeedinayaa wasiirka wasaaradda iyo warfaafinta in talaabo laga qaado ninkii warka ka duubaayey ninka la yidhaado cali duul duul, waxaana laga sii daayey webb Burcoonline maanta oo ah maalin sabtiya 2020/01/11.
Lama aqbali karo in hantida ummadda si qaldan loo isticmaalo. waxaan u soo jeedinayaa dhamaan wasiiradda wasaaraddaha iyo hay.adha dawladd inay dabogal aad ku sameysaan shaqaalaha sida qaldan u adeegsadda hantida dadweynaha .
Bal sawirkan ila eega
Ahmedbudul@hotmail.com