Maxkamadda Sool oo Xukuntay Dad Lagu Gobolka soo Geliyey Khamri

Laascaanood (SOOL)- Maxkamadda Gobolka Sool ayaa xukunno isugu jira xadhig iyo ganaax ku riday dad si sharci darro ah dalka u soo galinayey maandooriyaha khamriga iyo gaadiidkii ay wateen. Sida uu ku soo warramay Liibaan Axmed Ciise .

Ciidanka Booliska gobolka Sool ayaa hawlgalo ay sameeyeen maalmihii u dambeeyey waxay gacanta ku
soo dhigeen dad maandooriyaha khamriga dalka soo galinayey.

Garsooraha dacwadaas ka garnaqayey ayaa sheegay in dadkii watay maandooriyaha khamriga iyo gaadiidkii ay wateen lagu xukumay xadhig iyo ganaax lacageed, khamrigaa oo tiradiisu dhamayd 285 Quraadadood oo ah
kuwa litirka ah, wuxuuna dadka ku hawlan u diray fariin digniin ah isagoo sheegay in cidii lagu soo qabto ay maxkamaduhu ku xukumi doonaan dambiga lagu helo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker