Som china Study Co: oo soo Kordhisay Deeqo Waxbarasho
Som-China StudyCo waxa aad ka helaysa Scholership-yo noocyo kale duwan leh sida Full Scholarships [wali ba Lacag la siinayo ardayga Bil kasta], Full Scholarships[aan lakin lacag la siinayn] iyo sidoo kale Partial Scholarships, kuwaas oo ka kooban dhamaan heerarka sare ee waxbarasho sida Bachelor degree, Master degree iyo PHD.
Som-China StudyCo waxa aad sidoo kale ka helaysa jaamacadaha lacagta lagu dhigto ee uu iska bixinayo ardaygu ee Self-Sponsored ka loo yaqaan. Kuwaas oo aanu diyaar u nahnay inan kaa caawino sidii aad u dooran lahayd jaamacad wanaagsan oo ku horaysa faculty-ga aad doonayso inaad barato.
Hadii aad tahay arday raba inuu wax ka barto wadanka dabadiisa gaar ahaan wadanka China, waxa aad joogta meeshii ugu haboonayd ee kaa baahi-saari lahayd macluumad kasta oo aad u baahantahay inad ka ogaato.
Nagala soo xidhiidh Contact-yada ku lamaan sawirka hoose, wixii macluumaad ama su’aal ah ee aad qabto. Mahadsanid!