Sidee Looga Gudbi Karaa Ismarinwaaga Gidida Doorashooyinka Somaliland
Todobaadkan iyo Tempo Afric TV Somaliland USA Program, waxaa lagu falanqeeyay Gudida Doorashooyinka Somaliland iyo khilaafaadkii kala duwanaa ee soo maray. Barnaamijka waxa marti u ah Aqoonyahan Mohamed Abdillahi Shiine.
Mohamud Sh Abdi Yusuf (Geedwareershe)
Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program
Minneapolis, Minnesota, USA