War Degdeg ah: “Go’aanka Xukuumadda Soomaaliya ee Guinea Wuxuu Muujinaya Fudayd”

Dawladda Federaalka soomaaliya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ay xidhiidhkii diblomaasiyadeed ay la lahayd wadanka Guini u jartay, ka dib markii uu dalkaasi hab maamuus sare ku qaabilay wafti uu hogaaminayo madaxweynaha soomaaliland.

Waftiga madaxweynaha soomaaliland oo markii ay ka sii dhoofayeen garoonka diyaaradaha ee hargeysa warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in ay marti qaad rasmi ah ka heleen Madaxweynaha wadankaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker