Tacsi: Marxuumad INDHODEEQ JAAMAC CUMAR

NAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN…….
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/12/2019 ku  geeryootay magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer Allah ha u naxariistee Marxuumad INDHODEEQ JAAMAC CUMAR , Halkan waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed oo ay ahayd Hooyadii iyo dhamaan ilma Kaaahin axmd , waxaan sidoo kale ka tacsiyadeenayaa dhamaan qoyska Iyo qaraabada Reer Jaamac cumar.
Waxaan ilaahay ugu baryayaa inuu naxariistiisa Janatul fardawsa ka waraabiyo marxuumada. Ehelkeedi iyo qaraabadeydi samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aamiin.
Hassan Haji Mohamoud Warsame (Gadhweyne)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker