DADKA SIYAASADDA MASHQACEEYA IYO MUSTAQBALKA SIYAASADEED EE MAXAMOUD XAASHI.

Moxamoud  Xaashi waa nin SOMALILANDER ah xaqna u leh inuu hansiyaasadeed yeesho oo wuxuu Xanjo iyo Suuf isku soo nabo ba wuxuu aad ugu dhawyey siduu Kursiga u sareeya SOMALILAND dabada u saari lahaa laakiin wuxuu Xambaarsanyey oo carqalad ku ah waxa ummaddu ka rumaysantay ha badnaato Xooluhuu maanta Haysto oo lawada Rumaysanyey inuu kasoo leexsaday Madaarka Hargeysa  iyo Madaxtooyada  Siilaanyo ku xanuunsaday.  Taasi dhib Male oo Museba Wuxuu haystay boobuu ku soo helay , reer  Siilaanyo waxay Xambaarteen wax ay leexsadeen bay ahayd  xitaa  RIYAALE Woxoogaa buu kusii tuurtay France markaa taasi Maxamoud Xaashi u diidimayso inuu Madaxweyne u campaign  gareeyo maanta xitaa isagoo wax laga saaraayey dagaalkii gobolkiisa shanta sano ka socday.

Mushkiladda weyn ee maanta horjoogtaa waxay u qaybsantaa baa  khubaradu leedahay seddex carqaladood :
Caqabadda koowaad waa isagoo Muse Aboker oo keliya taageerayaal haysta taasoo la turjumaysa sidii uu u soo shaqeeyey ama wax u taray intuu Kursiga ku fadhiyey laakiin Habarjecladii kale waxay leeyihiin ina Kaahin baa kaa leh. Ina kaahin na Jaanis kiisu aad buu u yaryahay oooh Saaxiibkii Muse wuxuu rabaa inuu shantiisa dhamaysto  labadii kordhis la ahaan ku darsado dabadeed mar labaad is sharaxo shan kale  dabadeed labadii kordhiskana ku darsado halkaasaaba 15 sano ah, imikana ina Kaahin waa 76 jir oo 90 jir iskuma sharixi karo markaa HAGBADDA LABAAD EE AY ISKU haystaan MUSHARAXIINTA in Kaahin iyo Ina Xaashi WAA CIYI WAA KA BARYEY Musena  waaba la Yaabbanyey nimankan cidlada is eryanaya.
Carqalada labaad ee ina Xaashi hortaagani waa inuu  Sannaag oo dhan iska soo dhaadhiciyaa oo reer abtigii Sacad Yoonis oo dhibaato ka tirsanayo bogsiiyaa oo wax u qabtaa dabadeed ay u foodaan dabadeed Harti iyo Isaaqa kalee Sannaag siduu u kasban lahaa doonaa. Waa arin kharaj badan iyo  Siyaasaddiisii hore  inuu wax ka bedelo laga rabo. Imika markaad khudbadihiisan cusub dhegeysato wuxuu Mohamad Xaashi ku khudbadeeyaa  waa Nabad bayno heysanaa waxbadan baa lasoo qabtay wax badan baa dhimman , shaqo laaanta waxbaan la qabandoonaa iyo wax noocaas ah WAXAASI WAA (BORING) WAXAA LA YIDHAA POLICY POSITION loogama fadhiyo sheekadaas waxaa looga fadhiyaa (the political motive position) uu wax qabad dhab sameeyo oo reerihii Sanaag ee Garxajis Bari iyo Harti uu u qabto nabaradii Ceelafweyne ee loo tirinayey daweeyo sidaas uun buu  Muse iyo Ina Kaahin iskaga Celin karaa.
Carqaladaa Maxamoud Xaashi horyaala maaha kuwa  uu MAXAMOUD Xaashigii Hore  ka gayoonayo Maxamoud Xaashi Cusub iyo chapters cusub iyo run sheeg cusub baa lagaaga fadhiyaa  KHUDBADAHA Germany  aad ka sii  daysay  waa  failed.
Waxaa lagaaga fadhiyaa sidii Cirro mudada yar uu xusbiga Wadani  u soo  dhisay aad New Kulmiye  u soo  dhisto oo Syaasiyiin da yar oo aftahama  Mutacalimiin ah run sheeg badan  sida Xoog hayaha Wadani Mudane Khadir oo kale  keento Xafiisyadaada  maaha  inaad qaladaadkii horaad samaysay inaad midea soo dhigto sida inanka yar ee NUUNUUGA AH EE AAD ISAGOO 16 JIR AH U DHIIBATAY  Aminga Madaarka Hargeysa ee Caalamiga ah  ee amniga waxba ka aqoon dadka noocaas bustaa hoos geli lagugu dooranmaayo arimahaas oo kale.
M Bashe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker