MAXAMED KAAHIN WAA HALYEY MUDAN IN UU HOGGAAMIYO XISBIGA KULMIYE- SIYAASI KHADAR FIGAASE

 

 

 

Tusaale Waxaa Iidinku Filaan Xisbiga Kulmiye Tallo Wanagisa Xalinta Khilafka Barqabada Sare Muuse Iyo Samale la Arke Xashi +kahin Oo Mida Mohamud Xashi Waxaa U La Xeer Yahay Cabdicasiis Mohammed Samale

 

Guddomiye Ku Xigenka Kobad Ee Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Ahna Wasiirka Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Mohammed Kahiin Ahmed

 

Waxaa And U Aqonsantahay Hogamiyeha Xisbiga Kulmiye Sida Ku Caad Sharciiyada Iyo Xerka Guud Ee Xisbiga Kulmiye hogankiisa Sharci.Ee Jira Sida Wafaaqsan Nidamka Sharci.Iyo Kalla Danbaynta Dhismaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye

 

Xisbiga Kulmiye Waa Xisbiga Kaliya Ee Ugu Dada Wayn Axsabta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Waa Xisbiga Kaliya Ee And Lahayn Khilaaf Siyaasadeed Burbur Iyo Khatar Wax Yeli Karta Gedi Socodka Horumarka Guud Ee Siyaasada Himiloyiinkisa Mustaaqbal Wana Sabaabta Kentay Inu Noqdo Damal Hadhwayn Oo Xidiidadisu Adaagyin Oo Wayo Araag Ku Ah Khibrada Siyaasadeed Ee Xaliinta Khilaafka Siyaasiga Ah Oo Ku Dhisan Nidam Cadaaliya Oo Dimuqrisi Is Fahan Iyo Rabitanka Coodka Xorta Ah Ee Waan Man Waan Food Sida Wafaaqsan Sharciiyada Xisbiga Kulmiye

 

Wana Xisbi Wayo Araagnimo U Leeh Xalinta Khilaafadkisa Sida Darted Xisbiga Kulmiye Waa Xisbi Leeh Hogan Sare Gole Fulineed Gole Dhexe Iyo Nidam Dhisan Oo Sharciya Kalla Danbayn Oo Dimuqudiradiyada iyo Tallo Tosan Hogan Cafimad Qaba Hogamiyayaal U Bisiil Siyaasada Iyo Talada Waa Araagtida Siyaasadeed Ee And Ka Amiinsanahay Xisbiga Kulmiye iyo Hogankiisa Sare Hogamiye Mohammed Kahiin Ahmedna Waa Shaqsiga Ku Haboon Xaaqna U Leeh Ciidna Kulla Tartami Kariin Kalsonida Xisbiga Kulmiye Niin Ragi Wuu Garanayaa Nacasna Lo Shegi Mayo Mohammed Kahiin Ahmed

 

Alla Mahad Leeh

Wabi-Laahi Tawfiiq

By Mr Siyaasi Khadar Fagase Dubad JSL

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker