Waar hooya waar

Waar hooya waa

Keene iyo kordhiye.

Keene .waaryaa kordhiye saaxiib waxaad iiga warantaa halka ay marayso

Anigu aad baan u werwersanay.

Kordhiye. Saaxiib halka ay maraysaa waa halkii ugu xumayd oo aanay

Weligeed tanoo kale ina soo marin waa guruub doonaya inay khayraad-kii

Dalka keligood ku noolaadaan iyo kuwa samirkii ka dhamaaday.

Markaa arinku wuxuu marayaa haddii garabka macaanka bartay uu caqligu

Shaqayn waayo inay raaceen waddadii la ogaa wixii laga kasbay.

Waar hooya waa mar aagaran la,diin iyo mar aydaan gaadhi doonin.

Waar ragga le keliday ayaan noolaanayaa ragbaa idinkula nool dalka

Waar hooya yaan lays fashilin waa iga waano.

Kuwan le sharcigaa la raacayaa eedoonaya inay ku dadafeeyaan

Goaankii guurtida miyaanay ogayn in guurtidan iyo baar lamaankoo dhami

Inaanay sharci ku fadhiyin waxay soo saaraanna aanay sharci ahayn laakiin

Waxan maslaxad la mooday haddii se la meeraysto runtay tegaysaa.

Go.aan ay soo saaraana aanu soconayn.

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker