Khudbada Xallay Taariikhiga Ee Biixi Iyo …

Waxa ay xallay ahayd habeenkii xorriyada 60 sanno ka horroow aynu ka hannanay gummeystihii weynaa ee biritanankii cudmiga ahaa.
Naftood hurayaal badan abwaano iyo sugaanyahano wakhti kala duwanaa iyo maraaxiil kala gadisnaa soo maraa  u kacay ka midho dhalinta iyo helitaan habeen ku qaali ahaa mujtamaca iyo ummada somaliland.
Xisbiyo gabonimoodoon iyo fardafuul aan waabanayn ayaa iyaguna mudnaa in la xuso oo la xasuusto kuwaas oo dariiqoogu ahaa hellitaan habeen ku qaali ahaa dadkeena iyo dalkeena jamhuuriyadda somaliland.
Lixdan sanno ka hor muddo afar cisha ayay somaliland haystay xorriyad taas oo habboonaan lahayd in ay ka fiirsadaan oo caqli badan ku daraan waagaa
Balse  dadka oo jilbaysanaa una hammuum qabay hellitaan iyo midnimo shan ah ayaa haamaan dheer ku tuuray wixii loo naaloonayay.
Inkastoo maanta aynu haysano dawlad madax bannaan,dawladnimo iyo sytem xallay waxa iiga baxay khudbadii madaxweyne biixi nuxuurkeedu  in pasport iyo fiisaheena lagu tagi karo isla muqdisho.
Tan iyo arrintii muwaadinka maqnaa ee jabuuti loo qafaashay ka haddalkeeda maalintii uu safarka jabuuti ka yimi madaxweynahu waxay inoo samayn doontaa guul iyo diblumaasiyad aynu gaadhnay .
Taariikh iyo fursad aan hore loo arag maqaalka maanta
Hamse riirraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker