Ex Madaxweyne Farmaajo Oo Loo Dhaariyey Ka Mid Noqoshadda Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Somaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ayaa loo dhaariyey xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ee abadiyan sida uu qabo dastuurka dalka.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka shir guddoominayey ayaa ku dhawaaqay natiijada, waxaa ogolaatay in madaxweynahii hore Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la dhaariyo 146 xildhibaan.
May be an image of 8 people, people sitting and people standingMay be an image of 5 people, people sitting and people standingMay be an image of 5 people, people sitting and people standingMay be an image of 9 people, people sitting and people standing

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker